Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Prime Minister under pressure to appoint one

In a letter dated Monday, President Mohamad al-Mnaffi called on Prime Minister Abdel Hamid Dbeibah to quickly appoint a defense minister. The post has been vacant since the government's announcement in March last year due to its sensitive nature, and both sides want to take up the post. Abdel Hamid Dbeibah is invited to a…

Sawirro: Maxuu ahaa u jeedka kulanka Rooble, mucaaradka iyo …

Muqdisho (Axadle)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo qaar ka mid ah golaha midowga musharaxiinta ayaa caawa kulan gaar ah ku yeeshay Caasimadda Muqdisho. Kulankaan oo ka dhacay guriga uu madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ka degan yahay Caasimadda Muqdisho ayaa ku soo aadaya, iyadoo galabta la soo gaba-gabeeyey, isla markaana jadwal doorasho laga soo saaray shirkii Rooble iyo…

Jaamacadaha Muqdisho oo war kulul kasoo saartay afar arrin o…

Muqdisho (Axadle) – Kulan ay iskugu yimaadeen Madaxda ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano ASU ayaa waxay cabasho xoogan uga muujiyeen tallaabooyin uu kula kacay maamulka gobolka Banaadir. Qoraal ay soo saareen madaxda ururkaas kadib kulamadii ay yeeshen ayaa waxaa lagu sheegay in Xafiisyada Canshuuraha Berriga degmooyinka gobolka Banaadir uu sameeyay…

Aqriso magacyada guddiga dib u heshiisiinta Gedo ee Rooble u…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaare Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa isago ka duulaya heshiiskii 27kii May 2021, waxa uu magacaabay Guddiga dib-u-heshiisiinta Gobolka Geddo oo aysan ku jirin Jubaland. Rooble ayaa Guddiga uu magacaabay wuxuu faray inay si deg deg ah u howl-galaan una bilaabaan arrimaha dib u heshiisiinta Gobolka Gedo, iyagoo wadatashiyo la…

Jadwal cusub oo doorasho iyo go’aano kale oo laga soo saaray…

Muqdisho (Axadle) – Golaha Wadatashiga ee Doorashada Soomaaliya oo labadii maalin ee ugu dambeysay kulan uga socday Caasimadda Muqdisho ee axadle Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah usoo saaray jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya, maadaama jadwalkii hore uu fashilmay. Golaha Wadatashiga ee doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in guddiyada doorashada loo furi doono tababarka isla markaasna ay dooran doonaan hoggaanka 30 June illaa 05 July 2021.…

Tigray rebels promise to continue fighting despite

Dissident leaders in Ethiopia's war-torn Tigray have promised to drive out "enemies" from the region, indicating that fighting will continue despite a federal declaration of violence. Prime Minister Abiy Ahmed sent troops into Tigray in November last year to reject the northern region's former ruling party, the Tigray People's Liberation Front (TPLF). He said the move came in response to TPLF attacks on federal army camps and promised victory would be swift. But nearly eight months later, the…

Al-Shabaab oo weerar qarsoodi ah ku qabatay mas’uuliyiin ka …

Kudhaa (Axadle) – Warbaahinta ku hadasha afka kooxda Al-Shabaab ayaa maanta daabacay in weerar qorsheysan oo ay kooxda Al-Shabaab xalay ku qaaday xeebaha gobolka Jubbada Hoose lagu qabtay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland. Weerarkaan oo ahaa mid qarsoodi ah ayey kooxo aad u hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeyn guri ku yaalo jaziiradda Kudhaa, waxana guriga la weeraray daganaa mas’uuliyiin ka tirsan maamulka uu hoggaamiyo Axmed…

Former South African President Zuma was jailed for

A South African court has handed over the nation's former president Jacob Zuma a 15-month prison sentence after finding him guilty of contempt of court for failing to face an inquiry that investigated extensive allegations of corruption during his time from 2009 to 2018. Zuma was not in court for the verdict on Tuesday and has been ordered to surrender within five days to a police station in his hometown of Nkandla in KwaZulu-Natal province or in Johannesburg. It is the first time in the history of…

magistrates go on indefinite strike to

The three-day strike following the murder of a prosecutor turns into an indefinite strike supported by the two main unions of the judiciary. They require security conditions in the performance of their tasks because they believe they are living in uncertainty. Their demands also apply to changes in certain officials in the Chadian senior administration.…

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka Muqdisho oo galay maalintii…

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa weli ka socda shirka golaha wada-tashiga qaranka, kaas oo galay maalintiisii labaad oo xriir ah. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoominayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, halka ay goobjoog yihiin hoggaamiyeyaasha maamul goboleedka dalka iyo sidoo kale duqa Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Intiisa badan waxaa shirka diirada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More