Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Guud ahaan Caalamka oo maanta laga diiwaangeliyay

Kiisas cusub oo Covid-19 ah ayaa guud ahaan caalamka laga diiwaangeliyay maanta oo jimco ah, waxaana diiwaanka galay 97,058-xaalado cusub ah, halka ay dhinteen 1,691-ruux, waana suuragal in tiradu intaas kasii badato. Dalka ugu badan waa Russia 15,150-xaalado cudurka Coronavirus ah ayaa la diiwaangeliyay, kaalinta labaad waxaa soo galay Belgium oo waxaa baarista lagu helay 10,448-ruux, fooqa-sare dhanka dhimashada galay dalka dhaca Waqooyiga Ameerika ee Mexico. Brazil lagama…

Baratanka Jowhar & Baladweyne ee Doorashada Hir-Shabeelle! –

Magaalada Jowhar ee xarunta DG Hir-Shabeelle waxaa ka socda dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo la xiriira dhismaha Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas, loolanka Kursiga Hogaamiyaha ee Beelaha dhexdooda & diyaargarowga Xulista Xildhibaannada. Jowhar waxaa ku sugan Guddoomiyaha Baarlamaanka, ku xigeenadiisa & Madaxweyne ku xigeenka, halka Odoyaasha Beelaha ay ku howlan yihiin isu diyaarinta soo xulisita Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Hir-Shabeelle. Dhanka Magaalada…

QM oo maamuseysa (Maalinta Cunnada Adduunka) xili ay dhintay

16-ka Oktoobar maalinta cunnada aduunka ee Qaramada Midoobay u gooni yeeshay in lagu xusuusto dhibaatooyinka dhanka cunta la’aanta, tayada, helista cunno badqabkeedu wanaagsan yahay iyo dhiiragelinta Muruq-maalka Beeraha leh. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada ee WFP ayaa ku tiirsan dhaqaalaha waddamada xubnaha ka ah Golaha ammaanka oo ku kala bixin saamiga bixinta, si ay cunno ugu iibiyaan dalalka dhibaatooyinka ku jira, u dhiirageliyaan beeraleyda & la…

visit to Kinshasa by Audrey Azoulay, the patron saint of Unesco

The Director - General of Unesco, Audrey Azoulay, was in Kinshasa on Thursday 15 October. She met several personalities, including President Félix Tshisekedi. Discussions with the Congolese head of state focused mainly on the main construction sites in the education sector. Particular emphasis was placed on the large program of free basic education and the placement of young girls in school.…

a fight between two men

RFI is in a special edition, 48 hours after the Guinean presidential election, which is to take place on Sunday, October 18, 2020. This Friday is the last day of the campaign, with the home stretching to convince voters. And if twelve candidates run in this election, the battle will be played between two men, Alpha Condé, the head of state aiming for a third term, and Cellou Dalein Diallo, the historic…

“Halka sano ee aqoonsiga FIFA kama dhigna in Roogga saaran

Xiriirka kubadda Cagta adduunka ee FIFA ayaa muddo sanad ah garoon Caalami ah u aqoonsaday Stadium Muqdisho, kamid markii heerar kala duwan oo dhinaca dhismaha ah oo uu soo maray garoonkaan. FIFA ayaa soomaaliya usoo dirtay kor joogto qiimeyn ku sameysay garoonkaan oo uu xarig jaray Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 30-kii June 2020, kadib muddo howl hagaajin ah oo ka socotay. Garoonka ayaa martigeliyay kulamo kala duwan, dhawaan ayaa loo fasaxay taageerayaasha,…

“Degmo ahaanta Guriceel waxa la horgeynayaa Xukuumadda &

Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa dul istaagay xaaladaha amniga, duruudaha siyaasadeed, Waxbarashada iyo caqabadaha ku horgudban maamulkiisa. Qoor-Qoor ayaa sheegay in ay dagaalka kaliya ee la ogol yahay uu yahay kan ka dhanka ah Al-Shabaab, waxaana uu dalbaday in maamul iyo shacab in ay iska kaashadaan howlaha sugidda amniga. “Dagaalka kaliya ee Galmudug ka bannaan waa kan lagu…

DFS oo sheegtay in ay dishay Madaxii howlgelinta Al-Shabaab

DFS ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo Ciidamada Xoogga dalka ay ka fuliyeen Duleedka Degmada Afgooye ay ku dileen Madaxii Howlgalada Al-Shabaab ee Gobolka Shabeelaha Dhexe & ilaalo la socotay. Tirada guud Dowladda dadka ay ku dishay howlgalkaas waxa ay ku sheegtay in ay gaarayaan 50-ruux oo katirsan Al-Shabaab, waxaana si gaar ah u fuliyay ciidanka gaarka u tababaran ee DANAB. Magaca sarkaalka Dowladdu sheegtay in ay dishay waa Cismaan Ciil Fiidow, saraakiisha Ciidanka…

Nuxurka heshiis ay ka saxiixdeen Soomaaliya iyo Qaramada

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka iyo Qaramada Midoobay ay u wada shaqayn doonaan shanta sano ee soo socota si dhammaan dadka Soomaaliyeed ay u gaaraan nabad, xasillooni iyo barwaaqo. Xaflad lagu saxiixayay heshiiska – Heshiiska Iskaashiga Horumarinta Waarta ee Qaramada Midoobay (UNCF) – ayaa lagu qabtay caasimadda, Muqdisho, waxaana dhanka dowladda ka qaybgalay Raisul Wasaare…

Qaramada Midobay oo $9.26 milyan oo dollar ku bixinaysa

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in lacag gaareysa US$9.26 milyan oo dollar ay ku bixineyso shacabka ay fatahaaduhu saameeyeen oo gaaraya saddex boqol oo kun oo ruux oo ku nool Banaadir,Hiiraan,Jubbada Hoose,Sh/dhexe iyo Sh/hoose. Dhaqaalahan ayaa waxaa bixineysa hay’ada SHF waxana loo marinayaa dadka ay fatahaaduhu saameeyeen ururada wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah sida uu sheegay Mr. Adam Abdelmoula oo ah xiriiriyaha arrimaha bani’aadanimada ee Soomaaliya. “Lacag gaareysa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More