Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Uganda oo Ciidankeeda u diyaarisay Howlgal ka dhan ah
Taliyaha Ciidamada Uganda ee ku jira howlgalka Ururka Midowga Afrika AMISOM Gen. Richard Otto ayaa dhameystiray kormeyr qiimeyn ah oo uu ku tagay dhammaan saldhigyada Ciidamada UPDF-ta ay ku leeyihiin Koofurta Soomaaliya.
Richard Otto ayaa tagay Difaacyada hore Ciidamada Uganda ee xiran Koofida Cagaaran Nabad ilaalinta Midowga Afrika, si uu qiimeyn ugu sameeyo xaaladda Askarta & sida ay u howlgalaan waqtigaan.
Otto, waxaa wehliyay saraakiil sare sare oo ka socday Dowladda…
Djely Tapa, the Itinerary for a Morello Cherry in Montreal – RFI Musique
Djely Tapa Diarra combines Mandinka music and electro in his first album: "Baroque". © Jypheal for Etallon Group
It has been nicknamed the "Morello Cherry in Montreal". Malian singer Djely Tapa Diarra, daughter of the famous Kandia Kouyaté, has made her place in the sun in Quebec music. His first album, Baroque, is at the crossroads of Mandingo music and electro. This fighter summons the rhythms of her country, Mali,…
Doorashada Kuraasta Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo lasoo
Koofurta Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta lagu qabtay doorashada 13-kursi oo harsanaa dhameystirka 27-xubnood ee Golaha Deegaanka Magaaladaas oo muran ka taagnaa maalmihii lasoo dhaafay.
Waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha DG Galmudug Cabdi Waayeel, mas’uuliyiin katirsan maamulka Gobolka Mudug & Magaalada Gaalkacyo, waxaana lagu hor doortay 13-ka kursi ee Golaha Deegaanka.
Xubnaha la doortay waxa ay dhameystir u noqonayaan 27-ka Xubnood ee uu ka kooban yahay…
Afgembigii caddaa 21-Oktobar! – AxadleTM
21-Oktober-1969, 6 Maalin kaddib dilkii Allaha u naxariistee Hogaamiye Cabdirashiid Cali sharma’arke waxa ka dhacay Jamhuuriyadda Soomaaliya afgenbigii loo bixiyey Inqillaabkii caddaa, oo malaha loola jeeday in aan dagaal loo adeegsan hirgelintiisa, taasina waxa ay ku dhacday in koox ka tirsan ciidanka XDS oo derejo sare ka joogay ciidamadu ay si farsameysan u abaabuleen afgenbiga.
Ka hor dilka Ahun Hogaamiye C/rashiid Cali Sharma’arke waxa jiray doodo ka taagaan doorashadii…
21-Oktobar-Afgembigii caddaa ee sababay daadashada dhiig
21-Oktober-1969, 6 Maalin kaddib dilkii Allaha u naxariistee Hogaamiye Cabdirashiid Cali sharma’arke waxa ka dhacay Jamhuuriyadda Soomaaliya afgenbigii loo bixiyey Inqillaabkii caddaa, oo malaha loola jeeday in aan dagaal loo adeegsan hirgelintiisa, taasina waxa ay ku dhacday in koox ka tirsan ciidanka XDS oo derejo sare ka joogay ciidamadu ay si farsameysan u abaabuleen afgenbiga.
Ka hor dilka Ahun Hogaamiye C/rashiid Cali Sharma’arke waxa jiray doodo ka taagaan doorashadii…
the issue of community violence raises the presidential campaign
In the midst of the election campaign, supporters of Ivory Coast's Laurent Gbagbo, demanding an end to the process, accuse the regime of using militias, the "microbes" of attacking opponents by laying in bed for societal violence. On the contrary, members of the ruling party reject these accusations and evoke deeper causes by talking about the clashes that occur during this presidential campaign.…
51-sano oo maanta laga joogo Afgambigii Militari ee ka
21-kii Oktoobar 1969-dii maanta oo kale dalka waxa uu galay afgambi militari, xili dalka ay taallay tacsi, maadaama la toogtay Madaxweynihii labaad ee Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ku sugnaa Magaalada Laascaanood, balse dadka qaar ayaa aaminsan in falkaas toogashada ay qayb ka ahayd Xukun Marooqsiga.
Cabdirashiid Cali Sharma’arke kahor inta aan la toogan!Maanka dadku kuma jirin welwel la xiriira in afgambi uu dalka ka dhacayo, waxaana Magaalooyinka socday Ciidamo…
the installation conditions for Minembwé municipality are still causing tensions
In the DRC, the quarrel continues over the installation conditions for the rural municipality of Minembwe, the majority of whose inhabitants are Banyamulenge, Tutsicongolais. RFI met the city mayor.
with our special correspondent in Minembwe, Sonia RolleyOn Monday, the minister of decentralization from the Banyamulenge…
Goorma ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo Guddiga Farsamada
Shalay waxaa idlaaday muddo ballameedkii 10-ka cishe ahaa ee Hogaamiyayaasha DFS & Dowlad Goboleedyada ay ku heshiiyeen in lagu soo gaba-gabeeyo magacaabista min labada xubnood ee Guddiga Farsamada & Xalinta Khilaafaadka Doorashada 20/21.
Muddo ballameedkii wuu idlaaday, ilaa haatan Gacanta laguma hayo xubno magacaaban, balse waxaa jira ballanqaadyo afeed oo ah in maamul Goboleedyada qaar ay diyaariyeen xubnahaas laga sugayo.
Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhagey) La…
Hay’adaha amniga Puntland oo raadinaya Dad ay ku tuhmayaan
Magaalada Garoowe xarunta DG Puntland waxaa lagu dilay Garyaqaan Maxamed Maxamuud Cabdi (Jaamuus) oo kaaliye ka ahaa Maxkamadda Darajada 1-aad Ciidamada Qalabka ee Maamulkaas.
Jaamuus ayaa la dilay xili uu usii socday hoygiisa sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo Xog ogaal ah, waxaana lagu toogtay meel aan sidaas uga fogeyn Gurigiisa oo ku yaalla Magaalada Garoowe xarunta Gobolka Nugaal.
Kooxda dilka geysatay ayaa baxsatay, waxaana goobta gaaray Ciidamada ammaanka oo sameeyay…