Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Africa is facing a “brutal” COVID-19 wave in the middle of a slow

As Africa continues to lag behind in the global COVID-19 vaccination race, the continent faces a dangerous resurgence of coronavirus, with deaths and hospital admissions reaching record levels. With just under 5.3 million reported cases and about 139,000 deaths among its nearly 1.3 billion people, Africa is still the world's least affected continent after Oceania, according to an Agence France-Presse (AFP). So far, African countries have been spared disasters comparable to Brazil or India. But the…

James Swan oo war cusub kasoo saaray doorashada xilli dib u …

Antalya (Axadle) – Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in waqtigeeda oo lagu soo geba-gebeeyo hanaanka doorashada Soomaaliya ay muhiim u tahay dalka, xilli ay muuqato inay dib uga dhaceyso waqtigeeda. Doorashada ayaa heshiiskii la gaaray 27-ka May waxaa lagu go’aamiyey inay ku dhacdo 60 maalmood gudahood, waxaana ayada oo hadda ay baxday bil ka mid ah muuqata inaysan taasi suurta-gal aheyn. “In hanaanka…

Dowladda Soomaaliya oo ka gaabsatay qaraar culus oo ka dhan …

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Soomaaliya ayaa ka gaabsatay qaraar ka dhan ahaa Mareykanka, kaas oo ka soo baxay golaha loo dhan-yahay ee Qaramada Midoobay, isla-markaana looga soo horjeeday xiyaaradda Mareykanka uu saaray Cuba. Qaraarkan oo ahaa mid xasaasi ah, laguna cambaareynayey Mareykanka ayaa waxaa sidoo kale ka gaabsaday saddex dal oo kale oo Soomaaliya ay afar ku noqoneyso, kuwaas oo kala ah Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika, Myanmar, Moldova…

CC Shakuur: Hal-hayskii Farmaajo ee ‘damac shisheeye’ iyo ho…

Muqdisho (Axadle) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaridka ayaa ka hadlay dekedda Berbera oo dib u habeyn ballaaran lagu sameeyay, isagoona ku naqdiyey Farmaajo inuu kasoo horjeesto horumarka Gobaladda Waqooyi. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in horumarka laga sameeyay dekedda Berbera uu kal hore isku dayey inuu is hortaago madxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo. “Farmaajo iyo xukuumaddiisaba…

Daawo: Beesha Sheekh Cali Dheere oo ka hor-timid natiijada b…

Muqdisho (Axadle) – Qaar kamid ah odayaasha beesha Saruur oo maanta kulan ku yeeshay Caasimadda Muqdisho ayaa ka hadlay baaritaan laga soo saaray dilkii magaalada Gaalkacyo loogu geystay Sheekh Cali Dheere oo kamid ahaa mas’uuliyiinta samafalka ka shaqeeya ee gobolka Mudug. Waxay sheegen in marnaba aysan fileyn qaabka shalay loo shaaciyey natiijada dilka Sheekh, ayada oo guddiga loo xilsaaray baarista dilkaas ay shaaciyeen dad ay ku sheegen inay…

Sawirro: Dekedda Berbera oo dib u habeyn ballaaran lagu same…

Berbera (Axadle) – Madaxweynaha Gobaladda Waqooyi, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xariga ka jaray mashruuc ballaaran oo dib u dhis iyo casriyeyn loogu sameeyey marsada caalamiga ah ee Berbera, taasi oo baaxaddeedii hore loogu kordhiyey 400 (Afar boqol). Munaasibadda xarig ka jarista marsada Berbera ayaa waxaa ka qayb-galay wafuud caalami ah oo ay kamid yihiin wafdi Imaaraatiyiin ah oo…

Baanka dhexe ee Soomaaliya oo soo saaray amar cusub oo ku sa…

Muqdisho (Axadle) – Baanka Dhexe ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray amar uu ku socodsiinayo lacagta 50-ka dollar oo kal hore ay joojiyeen ganacsato ka tirsan kuwa ka howl-gala Soomaaliya. Guddoomiyaha Baanka Dhexe oo kulamo la qaatay guddoomiyeyaasha Bangiyada, xawaaladaha iyo shirkadaha isgaadhsiinta ee lacagaha danabeysan ayaa waxa uu sheegay inaysan jirin lacag been abuur ah oo soo gashay dalka, kadib baaritaan dheer oo uu…

Ruushka oo rasaas ku furay markab British ah, soona saaray h…

Moscow (Axadle) – Russia ayaa maanta ku eedeysay Britain inay faafineyso been ku saabsan iska hor-imaad Badda Madow ku dhex-maray maraakiibta dagaalka labada dal, waxayna ka digtay inay si xooggan uga jawaabi doonto daan-daansi kale oo ay sameeyaan ciidamada badda Britain ee ku sugan xeebta gobolka Crimea ee Russia ay goosatay. Russia ayaa u yeertay safiirka Britain ee Moscow si ay ugu gudbiso diginin diblomaasiyadeed oo rasmi ah, kadib markii…

Laba nin oo u kala dhashay Britain iyo Malaysia oo lagu maxk…

Muqdisho (Axadle) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta billowday dhageysiga labo eedeysane oo Ajnabi ah, kuwaasi oo loo haysto inay ka tirsan yihiin argagixisada Al-Shabaab. Labada eedeysane ee maanta kasoo hor-muuqday maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa waxay u kala dhasheen dalalka Malaysia iyo Britain, balse weli lama shaacin magacyadooda.…

DEG DEG: Askar Kenyan ah oo ku la’day diyaarad la dhacday – …

Nairobi (Axadle) – Diyaarad ay leeyihiin millateriga Kenya ayaa maanta ku dhacday deegaanka Eremet ee Oltinga, Kajiado West, xili ay ku jirtay howl-gal tobabar, sida uu baahiyey Wargeyska The Standard. Wargeyska ayaa kusoo waramaya in diyaaradaas ay saarnayeen ugu yaraan 20 qof, waxaana la arkayay marka ay soo dhaceysay ayada oo aad u holcaysa. Diyaarada oo ay saarnayeen ciidamo ka tirsan Kenya ayaa waxaa lasoo warinaya inay ku la’deen Askar…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More