Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Daawo: Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada weerarkii WISIL, …

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Wisil ee gobolla Mudug, kuwaasi oo lagu dabiibayo isbitaalka Digfeer ee Caasimadda Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta gacanta ku haya dhaawacyada iyo maamulka isbitaalka, isagoona ku bogaadiyey sida ay ula tacaalayaan dhaawacyada. Madaxweynihii hore…

Mareykanka oo fuliyey weerar dhimasho leh oo sare u qaaday x…

Baghdad (Axadle) – Duqeymo Mareykanka ay fuliyeen oo ka dhan ah maleeshiyo ay Iran taageerto oo ku sugan xuduudda Iraq iyo Syria ayaa lagu dilay ugu yaraan toddoba dagaal-yahan, saacadihii hore ee Isniintii. Weerarkan ayaa dhaliyey baaqyo deg deg ah oo ku saabsan in laga aarguto, wuxuuna sare u qaaday cabsida laga qaabo inay kasii darto xiisadda Washington iyo Tehran. Duqeyntan oo ah tii labaad ee nooceeda ah ee lala beegsado bartilmaameedyo ay…

QM oo warbixin kasoo saartay dagaalkii Wisil – Caasimada Onl…

Muqdisho (Axadle) –  Xafiiska Qaramada Midoobay arrimaha bani’ aadanimada ee OCHA ayaa warbixin kooban ka soo saaray dagaalkii cuslaa ee saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah deegaanka Wisil ee koonfurta gobolka Mudug. Warbixinta hay’adda OCHA ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalkaasi oo khasaare kala geystay ay ku barakaaceen kumanaan ruux oo shacab ah. OCHA ayaa shaacisay…

Shirka wada-tashiga qaran oo ka furmay Muqdisho + Sawirro – …

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirka golaha wada-tashiga qaranka, kaas oo looga hadlayo dardar-gelinta arrimaha doorashooyinka dalka ee dhacaya sanadkan aynu ku jirno ee 2021-la. Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoominaya ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ka qeyb-galaya hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada dalka iyo sidoo kale guddoomiyaha…

Galmudug oo ciidamo fara badan u dirtay deegaanka Wisil – Ca…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo deegaanka Wisil oo ay shalay ku dagaalameen ciidamada huwanta iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo weeraray halkaasi. Dadka deegaanka ayaa weli cabsi ka muujinayo in markale dagaal uu ka dhaco halkaasi, maadama ay ka socdaan dhaq-dhaqaaqyo milatari oo iska soo horjeedo. Galmudug ayaa sidoo kale ciidamo dheeraad ah u dirtay Wisil, si ay…

Cali Guudlaawe oo lagu qanciyey ka qeyb-galka shirka Muqdish…

Muqdisho (Caasimada Oline) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ugu dambeyn lagu qanciyey inuu ka qeyb-galo shirka golaha wada-tashiga qaranka ee ka dhacaya Caasimadda Muqdisho. Rooble oo xiriir khadka telefoonka ah la sameeyey Cali Guudlaawe oo ku sugan dalka Turkiga ayaa ugu horreyn ka raalli-geliyey tabashadii uu ka qabay shirka maanta ka furmaya Muqdisho. “Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka…

Xog: Rooble oo diiday codsi ka yimid FARMAAJO oo ku saabsan …

Muqdisho (Axadle) – Ilo wareedyo kala duwan oo ka tirsan Villa Somalia ayaa Axadle u sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu codsaday in uu ka qeybgalo shirka la filayo in toddobaadkaan uu ka qabsoomo Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa Ra’iisul Wasaarihiisa Maxamed Xuseen Rooble u sheegay in maadaama heshiis laga gaaray doorashada Soomaaliya, islamarkaana shirka hadda qabsoomaya uu yahay mid farsamo iyo dardar gelinta doorashada uu…

Maxaa sababay isbeddelka siyaasadda Kenya ee Somalia? – Caas…

Magacaabidda Jeffrey Feltman ergeyga gaarka ah ee Geeska Afrika ayaa rajo iftiimisay. Diblomaasiyaddaas ayaa sare u qaadday dadaallada wax looga qaban karo gobol ay ka jiraan colaado aan wax badan laga fahmin, iyo dhibaatooyin isku miliqsan oo ay hadheeyeen loollan awood iyo dano shisheeye. Itoobbiya oo culays diblomaasiyadeed kala kulantay buuxinta wejiga labaad ee harada biyoxireenka (Grand Renaissance Dam – GERD) iyo colaadda Tigray ayaa…

In the face of anger, President Kaboré preaches

The opposition parties suspended their participation in the political dialogue launched by President Kaboré and announced marches at the end of this week to condemn the insecurity and demand the resignation of the head of government and the defense minister. To calm the situation, President Roch Marc Christian Kaboré spoke with his countrymen in the public media.…

Gobaladda Waqooyi oo maxkamad soo taageysa dhallinyaro ay ku haysat…

Hargeysa (Axadle) – Ciidamada Booliska Gobaladda Waqooyi ayaa shaaciyey in konton dhalinyaro ah la soo xiray kadib markii ay ku labisteen, islamarkaaan ay muqaalo iyo sawiro ku soo galeen calanka Soomaaliya, ayaga oo xusayay 26-ka June. Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Gobaladda Waqooyi ayaa waxaa lagu sheegay in dhalinyaradaas la horgeyn doono maxkamada iyo xeer ilaalinta, si loo marsiiyo ciqaabta ficilada ay ku kaceen. Booliska ayaa sidoo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More