Somalia
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb-galay aaskii loo sameeyay Guddoomiyiihii Ahlusunna Waljameeca.
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb-galay aas balaaran oo degmada Guri-ceel ee gobollka Galguduud loogu sameeyay guddoomiyihii…