Xiddig Man United Ku Soo Biiray Oo La Ogaaday In Uu Dhaawac Qabo

Xiddig Man United Ku Soo Biiray Oo La Ogaaday In Uu Dhaawac Qabo

Shaqaalaha caafimaadka kooxda Man United ayaa dhaawac dhabarka ah ku arkayn xiddiga khadka dhexe ee sofyan Amrabt.

Xiddiga 27 sano jirka ah ayaa Man United ku soo biiray maalintii ugu dambaysay suuqii xagaaga.

- Advertisement -

Man United ayaa Amrabat kula soo saxiixatay heshiis amaah ah oo ay dookh u haysato in ay toos ula wareegto xagaaga dambe.

Haatan waxa soo baday warar sheegaya in uu xiddigu qabo dhaawac dhabarka ah.

Si kasta ha ahaatee dhaawaca ayaan ahayn mid halis ah oo bur-burin kara heshiiska.

Amrabat ayaa la filayaa in uu diyaaar u noqdo kulamada kooxda Man United ee kadib fasaxa xulalka.

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept