XASAASI: Mohamed Salah Oo Diyaar Loola Yahay Dalab Aan Inaba Caadi Ahayn.

Xasaasi: Mohamed Salah Oo Diyaar Loola Yahay Dalab Aan Inaba Caadi Ahayn.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay filayso in ay dalab Rasmi ah ka hesho Kooxda Al Ittihad ee horyaalka sucuudiga.

Todobaadkii hore ayay ahayd markii ay kooxda ka ciyaarta horyaalka sucuudiga dalab ka gudbisay saxiixa xiddiga kaas oo ay Liverpool markiiba diiday.

- Advertisement -

Xilli suuqa kala iibsiga sucuudigu xidhmayo 48 saac ee soo socota kooxda Liverpool ayaa wadnaha farta ku haysa.

Wararka aya sheegaya in ay kooxda Al Ittihad diyaarinayso dalab ayna Liverpool xitaa ka fikiri karin in ay diido.

Sida laga soo xigtay wargayska The Sun kooxda Al Ittihad ayaa diyaarinaysa dalab lacageed oo dhan 215 million euro si ay u hesho saxiixa xiddiga.

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept