Man United Oo Guudl Dirqi Ah Ka Gaadhay Burnley.
Kooxda Man United ayaa guul dirqi ah ka gaadhay kooxda Burnley kulan ka tirsanaa horyaalka premier League oo ka dhacay garoonka Turf Moore.
Burnley ayaa si dar-dar leh ku bilaabatay ciyaarta iyaga oo ka fiicnaa kooxda Man United dhinac…