Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka inay boob iyo musuq maasuq ku sameysay adeegga xajka
Jimco, Juun, 9, 2023 (AX) - Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha diinta ee maamulka Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda federalka Soomaaliya in ay boob, eex iyo musuq maasuq ku samaysey hab qeybsiga, maamulka iyo adeegyada Xajka…