Somaliland’s House of Elders approves extension of a number of years for itself and the president

Hargeisa- The Somaliland House of Elders prolonged President Muse Bihi Abdi's time period of workplace by two years on Saturday and the time period of workplace of the House of Elders was additionally prolonged by 5 years. Members of the House voted by a majority to lengthen the president's time period and the time period of workplace of the Senate. Lawmaker Omar Nur Waye, the lone member who didn't vote on the extension, stated there must have been extra dialogue earlier than the choice. Somaliland's opposition…

Road accident in Middle Shabelle kills intelligence operatives

Mogadishu- At least two authorities intelligence troopers have been killed and eight others have been injured when a navy automobile they have been touring in overturned close to Bal'ad city within the Middle Shabelle area. According to the resident, the automobile was heading to Bal'ad from Mogadishu. The wounded troopers have been transported to Mogadishu and are being handled for his or her accidents. Government officers are but to touch upon the incident. The director of the Somali National Intelligence and…

Guddoomiye Jeyte “Walaahi Bilaahi Maanta kadib uma sabri doono shaqsiyaadka ku howlan fashilinta howlgalada ka dhanka ah…

Sabti, October, 1, 2022 (AX) - Guddoomiyaha maamulka gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay sababaha keenay in Maanta ciidamada iskaashanaya ay dib uga soo baxaan degmada Moqokori iyo deegaanka Yasooman iney aheyd mid ay ka shaqeyeen dad gaar ah oo ku dhexjira ciidanka oo doonaya fashilinta howlgalada ka socda deegaanada gobolka Hiiraan.Wuxuu sheegay in howlgalada haatan ka socda Hiiraan ee lagula dagaalamayo Al-shabaab inay marayaan meel wanaagsan, islamarkaana loo baahan yahay xaqiijinta nabad galyada iyo…

Madaxweyne Xasan Sheikh: Farxaan Qoroole wuxuu ahaa geesi ay ka go’anayd in uu Shabaab ka xoreeyo dalkiisa

Sabti, October, 1, 2022 (AX) - Hogaamiyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee madaxtooyada kaga qeyb galay salaadda Janaasada taliyehii qaybta guud ee boliiska gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo ku geeriyooday dagaalkii kadhacay deeganno ka tirsan Shabeellaha Dhexe.Hogaamiyaha Soomaaliya ayaa tilmaamay in Marxuum Farxaan Maxamuud Qoroole uu ahaa geesi ay ka go’anayd in uu Shabaab ka xoreeyo dalkiisa, wuxuuna sheegay inuu noqday halyay u shahiiday isagoo haya jidka sharafta…

Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi oo ka hadlay muddo kordhinta

Sabti, October, 1, 2022 (AX) - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in aanu jirin xeer qeexaya waxa la yeelayo hadii doorashooyinka urruradu wakhtigooda dib uga dhacaan, lakiin xal loo hayo doorashada madaxweynaha iyo guurtida.Madaxweynuhu waxa uu sheegay in hadii xisbiyada wakhtigoodu dhamaado aan loo kordhin karayn, oo ay khasabtahay in doorashadooda la galo, xeerkii mudada loogu kordhin lahaa oo aan jirin awgeed."Doorashooyinku hadii ay qabsoomi waayaan, saddex doorasho ayaa yaala, ta 1aad ee…

Wasiir Juxa: Ku darsasho wax la yiraahdo oo miiska saarani ma jirto. aniguna qeyb kama ihi

Sabti, October, 1, 2022 (AX) - Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa iska fogeeyay sababta loo magacaabay inay qeyb ka tahay muddo kororsi lagu eedeynayo madaxweyne Deni.Wasiir Juxa ayaa sheegay inuu xafiiska u yimid sidii uu u dhaqaajin lahaa doorashooyinka golayaasha deegaanka ee nidaamka axsaabta badan, kalsoonina loogu abuuri lahaa dadka shacabka iyo ururada siyaasada Puntland.“Ku darsasho wax la yiraahdo oo miiska saarani ma jirto. Dowladdaana wax gaar ah oo dan ah, ka sakow inuu barnaamijkan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More