Axad, Nov 20, 2022-Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay iskaashiga duulimaadyada labada dal
Axad, November, 20, 2022 (AX) - Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaa iyo Safiirka Kenya u jooga Soomaaliya, Thomas Chepkoto, ayaa wada hadal ka yeeshay xoojinta iskaashiga…