22 carruur ah oo ku geeriyootay qarax ka dhacay meel ku dhow degmada qoryooleey
Jimco, Juun, 9, 2023 (AX) - Ugu yaraan 22 caruur ah ayaa ku dhimatay, seddex kalena way ku dhaawacmeen, qarax maanta gelinkii hore ka dhacay degmada Qoryoolooy ee gobolka Shabeellaha Hoose.Qaraxaan ayaa lagu sheegay inuu ahaa gantaal ay ku…