Xisbiga UCID oo kasoo horjeestay muddo kordhinta Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi

Axad, October, 2, 2022 (AX) - Xisbiga Mucaaradka Gobaladda Waqooyi ee UCID, ayaa sheegay in anay jirin sabab sharci oo mudada loogu daro madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isagoo sheegay in ay dhacday muddo kordhin aan laga wada tashan.Guddoomiyaha xisbiga Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa, sheegay in doorashada madaxtooyada dib loo dhigi karo kali ah, hadii ay jirto amaan daro ama ay abaaro jiraan."Shalay wixii ay gaadheen guurtidu waa fitno, sharci maaha, duruufo lagu daro oo dalka ka taagan…

Markab laga leeyahay Maraykanka oo keeni doona Soomaaliya qamadiga Ukraine

Axad, October, 2, 2022 (AX) - Markab u kireysan Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada Adduunka (WFP) ayaa soo gaaray dekadda Chornomorsk ee Badda Madow ee Ukraine.Markabkaan ayaa wuxuu Soomaaliya geyn doonaa Qamadi Yukreeniyaan ah, sida ay sheegtay wasaaradda kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka Ukraine.Ukraine ayaa horay ugu rartay sarreenkeeda dalalka Itoobiya, Yemen iyo Afgaanistaan iyadoo la raacayo barnaamijka cuntada adduunka ee WFP.Dhoofinta badarka Ukraine ayaa hoos u dhacday tan iyo bilowgii dagaalka Ukrain,…

Indonesia: More than 120 killed in soccer assault

At least 129 individuals have died in a stampede at an Indonesian soccer match, officers say, in one in all the world's worst stadium disasters. The rampage occurred after police tear gassed rioters. Around 180 have been injured within the squeeze after Arema FC misplaced to bitter rivals Persebaya Surabaya in East Java. The nation's high safety minister stated the variety of spectators exceeded the stadium's capability by about 4,000 individuals. President Joko Widodo has ordered all matches in Indonesia's high…

Musharax Cirro: Ma aqbali doono korodhsiimo xaaraan ah

Axad, October, 2, 2022 (AX) - Xisbiga Waddani ayaa gabi ahaanba kasoo horjeestay go'aankii ay Golaha Guurtida Gobaladda Waqooyi mudada 2-da sanno ah ugu kordhiyeen muddo xileedka madaxweyne Biixi.Musharaxa Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa, ayaa sheegay in go'aanka golaha guurtidu aanu sharciyad ku taagnayn, isla markaana anay aqbalayn."Waxan beesha caalamka,  ee jecel wadajirka umada Gobaladda Waqooyi iyo wax wadalahaanshaheeda  u sheegayaa, in…

Dowladda Soomaaliya oo caddeysay doorka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ee Turkiga duullaanka ka dhanka ah Al-Shabaab

Axad, October, 2, 2022 (AX) - Dowladda  Soomaaliya ayaa todobaadkii hore xaqiijisay wararka sheegaya in diyaaradaha hubeysan ee ay soo saarto Turkiga ee Baykar oo xiriir la leh qoyska Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ay hadda ka howlgalaan Soomaaliya.Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay dood ka dhacday Muqdisho ayaa sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ay bixinayaan sahan dhanka cirka ah iyo sahan milateri.“Dowladda Mareykanka ayaa hogaamineysa, waxaana runtii aad uga…

TV journalist’s killing highlights skilled dangers for journalism in Somalia

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is saddened and strongly condemns the dying of journalist Ahmed Mohamed Shukur, a reporter for Somali National Television (SNTV), who was killed right now at round 11:30 in a landmine explosion within the Basro neighborhood of Bal 'advert district. According to preliminary stories, Shukur, a younger and brave struggle correspondent, was on task to cowl the anti-terrorist operations of the Somali safety forces geared toward dislodging components of Al-Shabaab militias from…

Somali leaders bear in mind fallen Mogadishu police commissioner

Mogadishu - Somali President Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Hamza Abdi Barre and former President Mohamed Abdullahi Farmajo have expressed their condolences over the killing of Mogadishu Police Commissioner Farhan Mohamoud Adan 'Qarole' in a landmine explosion within the Middle Shabelle area. The explosion, which killed the commander, his two bodyguards and Somali state media's police correspondent, occurred on Friday morning close to the Bal'ad district, 35 km north of Mogadishu. President Mohamud and Prime…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More