Waa Sidee Kala Saraynta Horyaalka Premier League Kadib Todobaadkii 3-aad Ee La Ciyaaray.

Waa Sidee Kala Saraynta Horyaalka Premier League Kadib Todobaadkii 3-aad Ee La Ciyaaray.

Kooxda Man City ayaa sii wada wacdarihii ay dhigaysay horyaalka premier League iyaga oo ah kooxda kaliya ee badisay dhamaan 3-dii kulan ee ay ciyaartay.

4 kooxood ayaa dhinacooda isku dhibco ah tartanka premier League iyaga oo helay 7 dhibcood horyaalka premier League kadib 2 guul iyo hal bar-baro.

- Advertisement -

Kooxaha West Ham, Tottenham Liverpool iyo Arsenal ayaa dhamaantood isku dhibco ah iyaga oo ku kala jira 4-ta kaalmood ee kale ee horyaalka.

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept