DEG-DEG: Man United Oo Tijaabada Caafimaadka Marinaysa Saxiixeedii 3-aad Ee Suuqa Xagaaga.
Kooxda Man United ayaa tijaabada caafimaadka marinaysa Goolhayaha Kooxda Fenerbahce ee Altay Bayindir iyagoo ka fiirsanaya inay u dhaqaaqaan saxiixa goolhayaha.
Man United ayaa ku raad joogtay Bayindir in muddo ah laakiin waxa ay…