Sideed wax u qortaa?
Sideed wax u qortaa? Mararka qaar naftu ma ku dirtaa oo wax qor ma ku tidhaa. Garashadaada ma carisaa oo muuqaal maskaxeedyo ma isku dubarridaa. Ma moodaa in rabitaan xoog badan oo waxsoosaar dhinaca maskaxda ah, naftu kugu dirqiyayso,…