Browsing Tag

Qaahira

EgyptAir oo todobaadkan si rasmi ah u bilaabaysa duulimaadyada Qaahira iyo Muqdisho

 Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (AX) - Shirkadda duulimaadyada dalka Masar ee EgyptAir ayaa bilaabi doonta duulimaadkeedii ugu horeeyay ee Qaahira iyo Muqdisho maalinta Jimcaha ah ee todobadkan, taas oo loo arko tallaabo muhiim ah oo ku saabsan istaraatiijiyada shirkaddu isugu fidinayso Bariga Afrika.Diyaarad nuuceedu tahay MS873 ayaa kasoo amba bixi doonto magaalada Qaahira saacaddu markay tahay 6:30 AM aroornimo ee waqtiga maxaliga ah, iyada oo ku hakan doonta Djibouti, ka hor inta aanay usii gudbin Muqdisho.Shirkadda ayaa…

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Qaahira uga qeybgalay shirka Hay’adaha maaliyadda dalalka Carabta

 Arbaco, May, 22, 2024 (AX) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada New Qaahira ee dalka Masar, ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hay’adaha Maaliyadda dalalka Carabta oo sanadkan lagu qabanayo magaalada New Qaahira ee dalka Masar.Shirkaan oo labo maalin ah ayaa diiradda lagu saari donaa arrimaha horumarinta Maaliyadda dalalka Carabta, iskaashiga dhaqaalaha iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha jira.Waxa sidoo kale lagu gorfeyn doono samaynta…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More