Browsing Tag

milyan

UK oo kordhisay taageerada ciidamada amniga Soomaaliya oo ay ku bixinayso 2.75 milyan oo gini

Khamiis, April, 18, 2024 (AX) - Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku yaboohday lacag dhan 2.75 Milyan oo Giniga Istarliinka ah si loogu xoojiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ee dagaalka kula jira kooxda Al-Shabaab. Maalgelintan, oo loo soo marinayo Sanduuqa Trust ee Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), ayaa bixin doona agabyada raashiinka, qalabka isgaarsiinta, iyo teendhooyinka. Dhaqaalahan ayaa sidoo kale lagu taageeri doonaa daad-gureynta sahayda caafimaadka iyo dadaallada lagu dhisayo awoodda…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More