Maamulka Chelsea Oo Wakhti U Qabatay Mauricio Pochettino
Tababaraha Kooxda chelsea ee Mauricio Pochettino ayaa wajahaya cadaadis xoogan xilli ay kooxdu si xun ku bilaabatay xilli ciyaareedka horyaalka premier League.
Chelsea ayaa kaliya badisay hal kulan 6 kulan oo ay ciyaartay horyaalka…