Hordhac: Arsenal Vs Tottenham: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Kulanka Adag Ee North London Derby.
Kulanka ugu xiisaha badan ayaa dhexamri doona kooxaha Arsenal iyo Tottenham kulan ka tirsan premier League kana dhici doona garoonka Emirates.
Labada kooxood ayaa kulanka soo galaya iyaga oo isha ku haya guul ay ka gaadhana kulanka si…