Browsing Tag

kor

Midowga Yurub oo ansixiyay $116.9m si kor loogu qaado ammaanka Soomaaliya

 Khamiis, April, 18, 2024 (AX) - Midowga Yurub ayaa ansixiyay $74.4 milyan oo dollar oo loogu talo galay qarashka ku baxaya wareejinta mas'uuliyadda amniga ee ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhammaadka sanadkan 2024.Sidoo kale, Midowga Yurub ayaa sheegay inuu $42.5 milyan ku taageeri doono ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, si ay awood ugu yeeshaan la wareegidda masuuliyadda amni ee dalkooda.Sannadkii 2023-kii, howgalka ATMIS ayaa bilaabay inuu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya, iyadoo loo hoggaansamayo Qaraarka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More