Maxkamadda Ciidamada oo Xukuno kala duwan ku riday gabar iyo rag kale oo basaas u ahaa Al-shabaab
Axad, September, 24, 2023 (AX) - Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday xubno lagu helay iney ka mid yihiin kooxda Al-shabaab.Xubnaha lagu helay iney ka tirsan yihiin kooxda…