Miyuu Gabriel Martinelli Ciyaari Doonaa Kulanka Tottenham? Arteta Ayaa Ka Jawaabay
Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ka war bixiyay xaalada xiddiga Gabriel Martinelli ka hor kulanka adag ee ay la ciyaari doonaan Tottenham horyaalka premier League
Arsenal ayaa la ciyaari doonta Tottenham kulan ka tirsan…