Browsing Tag

Iiran

Iiran oo lagu eedeeyay inay gadaal ka riixayso in Xuutiyiintu hub siiyaan Alshabaab

 Sabti,  Juun, 22, 2024 (AX) - Xukumadda Iiran ayaa lagu eedeeyay inay gadaal ka riixayso sidii Xuutiyiinta dalka Yemeniinta ay wada shaqayn dhow ula yeelan lahaayeen kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.Saraakiil katirsan sirdoonka Maraykanka oo qariyay magacooda in la xuso ayaa wakaaladaha wararka u  sheegay in Iiran ay qeyb ka tahay qorshaha Xuutiyiintu hub ku siin karaan kooxda Al-Shabaab.Warbixin lagu daabacay wakaaladda wararka ee AFP ayaa lagu sheegay in Iiran ay doonayso inay xoojiso saamaynteeda gacanta…

Hogaamiyaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii dalka Iiran oo ku geeriyooday shil diyaaradeed

 Isniin, May, 20, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweynihii dalka  Ibraahim Raisi iyo Wasiirkii Arrimaha Dibadda Xuseen Amir-Abdollahian iyo masuuliyiintii kale oo la socday diyaarad Helicopter ah oo shil ku gashay gobol ka mid ah dalka Iran.Hogaamiyaha Iiran iyo wafdigiisa ayaa la socday 3 ka mid ah diyaaradaha Iran, waxaana la sheegay in cimilada oo xumaatay ay sababtay in diyaaradii gaarka aheyd ee siday Hogaamiye Ibraahim Raisi iyo Wasiirkii Arrimaha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More