Browsing Tag

hoos

Kenya oo shaacisay inay hoos u dhaceen weerarrada Alshabaab ee dalkeeda

 Arbaco, Juun, 5, 2024 (AX) - Xukumadda Kenya ayaa warbixin ay soo saartay waxay ku sheegtay in weerarrada argagixisanimada ee dalkeeda ka dhaca ay hoos u dhaceen 6.5%, marka loo barbar dhigo sanadihii 2022 ilaa 2023.Kenya ayaa sheegtay in Laamaha ammaanka ay sidoo kale xireen 59 qof oo ku howlanaa falal argagixisanimo.Warbixinta waxay  tilmaamaysaa in Mandheera, Lamu, Gaarisa iyo Wajeer ay yihiin Deegaano ay inta badan saamaysay argagixisanimada, balse ay hoos u dhaceen, ka dib markii Kenya ay labo jibbaartay howlaha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More