Erik Ten Hag Oo Ugu Dambayn Heli Kara Saxiixiisa Riyada
Tababaraha Manchester United Erik ten Hag ayaa laga yaabaa inuu helo saxiixiisa riyadiisa xagaaga soo aadan ka dib go’aan ay gaadhay kooxda Barceona.
Ten Hag ayaa xagaagan dhammaystiray afar iyadoo saddex ka mid ah ay ahaayeen saxiixyo…