Cali Jeyte: Waagii aan ahaa guddoomiyaha Hiiraan hal mashruuc oo la taaban karo lama keenin gobolka
Sabti, September, 2, 2023 (AX) - Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, ahna madaxweynaha maamul la magac baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan, oo maanta fagaare kuyaala degmada Maxaas kula hadlayay kumanaan shacab ah, ayaa maamulka…