Guddoomiyihii waxbarashada u qaabilsana Gobaladda Waqooyi gobolka Sool oo SSC ku biiray
Arbaco, May, 10, 2023 (AX) - Guddoomiyihii waxbarashada u qaabilsana Gobaladda Waqooyi gobolka Sool Daahir Maxamed Axmed, ayaa isku dhiibay dhaqdhaqaaqa SSC-Khaatumo.Maxamed oo lagu soo dhaweeyay Laascaanood ayaa sheegay in uu halganka ka…