Ancelotti Oo Ka Hadlay Guuldaradii Kooxdiisa Ka Soo Gaadhay Atletico Madrid.
Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay guuldaradii 3-1 ahayd ee ay kooxdiisu kala kulantay kooxda Atletico Madrid kulan ka Tirsanaa tartanka La Liga.
Rojoblancos ayaa 3/1 kaga badisay kooxda Real Madrid kulan ka…