Rio Ferdinand: Waan Jeclaan Lahaa In Ay Arsenal Ku Dhamaysato Meel Ka Hoosaysa Chelsea Laakiin….
Rio Ferdinand ayaa jecel in uu arko Chelsea oo ku dhamaysata meel ka saraysa Arsenal xilli ciyaareedkan waxana uu sheegay in uuna arki karin Arsenal oo ka fiicnaanaysa sidii xilli ciyaareedkii hore iska dhaaf in ay ku guulaysato…