Wasiir Fiqi: Saldhiggii Khawaarijta ee Dumaaye oo hoos tagta Xarardheere saakay gebi ahaan wuu…
Sabti, September, 2, 2023 (AX) - Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in duqayn lagu burburiyay saldhiggii kooxda Alshabaab ee Dumaaye oo hoos tagta Xarardheere.Wasiir arrimaha gudaha, Mr. Fiqi, ayaa farriin…