Maraykanka oo taageeray codsiga Soomaaliya ee dib u dhigista bixitaanka ATMIS
Talaado, September, 26, 2023 (AX) - Dowladda Mareykanka ayaa taageertay go’aanka ay dowladda Soomaaliya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ah in dib loo dhigo bixitaanka ciidamada Midowga Afrika (ATMIS) saddex…