Hogaamiye Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay aqbalaada codsiga Soomaaliya ee Dallada (EAC)
Jimco, Juun 2, 2023 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC),…