Ciidanku dowladda oo saakay fashiliyay labo gaari oo qaraxyo lagasoo buuxiyay oo ku wajahnaa…
Arbaco, September, 27, 2023 (AX) - Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa saaka ka hor tagay laba gaari oo Alshabaab ay ka soo buuxiyeen waxyaabaha Qarxa oo ay doonayeen inay gudaha u galiyaan magaalada Dhuusamareeb.Sida ay sheegtay dowladda…