Dowladda Uganda oo tababar usoo xirtay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya
Axad, May, 21, 2023 (AX) - Dowladda Uganda ayaa tababar usoo xirtay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya, kuwaas oo uu tababar uga socday dalka Uganda.Saraakiil ka socday wasaaradda difaaca Uganda ayaa u hambalyeeysay ciidamada tababarka…