Xukumadda Soomaaliya oo mamnuucday in Alshabaab loogu yeero magac aan ahayn Khawaarij
Isniin, November, 7, 2022 (AX) - Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in aan Al-Shabaab loogu yeerin magaca aan aheyn Khawaarij.Awaamiirta kasoo baxday wasaaradda…