Gobaladda Waqooyi oo sheegtay in uu hoos u dhacay ganacsiga suuqyadeedu
Talaado, September, 26, 2023 (AX) - Xukumada Gobaladda Waqooyi ayaa sheegtay in uu jiro hoos u dhac ku yimid ganacsiga, kadib hakad galay ganacsigii Wajaale iyo kii bariga.Wasiirka Maaliyada Gobaladda Waqooyi Sacad Cali Shire, oo kulan la…