Browsing Tag

diyaaradeed

Xukumadda Fedaraalka oo shaacisay in garoon diyaaradeed cusub ka hirgalineyso Muqdisho

 Jimco, Juun, 14, 2024 (AX) - Maareeyaha guud ee hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Fedaraalka ay wado qorshe garoon diyaaradeed cusub looga dhisayo magaalada Muqdisho.Maareeyaha hay'adda Duulista Rayidka ayaa sheegay in garoonka cusub laga dhisi doono Ceel macaan, islamarkaana loogu talo galay inuu fududeeyo ciriiriga iyo saxmada joogtada ah ee ka jirta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho."Magaalada Muqdhisho waxay yeelan doonta garoon diyaradeed…

Hogaamiyaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii dalka Iiran oo ku geeriyooday shil diyaaradeed

 Isniin, May, 20, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweynihii dalka  Ibraahim Raisi iyo Wasiirkii Arrimaha Dibadda Xuseen Amir-Abdollahian iyo masuuliyiintii kale oo la socday diyaarad Helicopter ah oo shil ku gashay gobol ka mid ah dalka Iran.Hogaamiyaha Iiran iyo wafdigiisa ayaa la socday 3 ka mid ah diyaaradaha Iran, waxaana la sheegay in cimilada oo xumaatay ay sababtay in diyaaradii gaarka aheyd ee siday Hogaamiye Ibraahim Raisi iyo Wasiirkii Arrimaha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More