Browsing Tag

dirtay

Dowladda Soomaaliya oo digniin adag u dirtay maraakiibta jarriifka kawada haya xeebaha Soomaaliya

 Isniin, April, 8, 2024 (AX) - Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay  dhammaan shirkadaha kalluumeysiga & milkiilayaasha maraakiibta, iyadoo ku amartay in ay u hoggaansamaan shuruucda ku xusan sharciga kalluumeysiga federaalka Soomaaliya.Wasaaradda kalluumaysiga waxay ku sheegtay qoraal rasmi ah oo ay soo saartay in ay tallaabo ka qaadi doonto ciddii u hoggaansami weyda sharciga kalluumeysiga federaalka Soomaaliya.“Iyadoo la raacayo qodobka 31-aad, jebinta xeerkan waxay keeni…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More