Browsing Tag

digay

Midowga Yurub oo ka digay bixinta madaxfurashada maraakiibta ay afduubtaan burcad badeedda Soomaalida

Khamiis, April, 18, 2024 (AX) - Ciidamada badda ee Midowga Yurub ee Atalanta ee gacanta ku haya howlgallada burcadbadeedda ah ee badweynta Hindiya, ayaa ka digay in go'aankii todobaadkii hore ay shirkad Bangaladesh ah ku bixisay madaxfurasho ay ku sii daysay markabka iyo shaqaalaheeda uu horseedi karo weerarro kale oo lagu qaado maraakiibta ganacsiga. Maraakiibta ku safra xeebaha Soomaaliya ayaa loogu baaqay inay feejignaan dheeri ah muujiyaan iyadoo la eegayo khatarta burcad badeedda ee dhawaanahan soo korortay, iyagoo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More