Mohamed Salah Oo Bar-Bareeyay Rikoodh Uu Thierry Henry Ka Dhigay Tartamada Yurub.
Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa isku qoray taariikhda kadib markii uu gool ka dhaliyay Europa League.
Mohamed Salah ayaa badal ku soo galay kulankii ay Liverpool guusha ka gaadhay kooxda LASK kulan ka tirsanaa furitaanka…