DEG-DEG: Barcelona Oo Dhamaystirtay Saxiixa João Félix
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga João Félix kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Atletico Madrid.
Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in ay Barcelona heshiis la gaadhay Atletico Madrid si…