Gobaladda Waqooyi: Xisbiga Kulmiye oo xisbiga Waddani ku eedeeyay in uu ku kacay falal amni daro
Axad, September, 10, 2023 (AX) - Xisbiga talada Gobaladda Waqooyi haya ee Kulmiye ayaa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ku eedeeyay in uu ku kacay falal amniga wax lagu yeelayo iyo in uu taageeray ciidamada Gobaladda Waqooyi kaga soo…