Arsenal Oo Ka Jawaabtay Dalabka Chelsea Ka Gudbisay Saxiixa Emile Smith Rowe.
Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay diiday dalab kaga yimid Chelsea oo ku aadan weeraryahanka Emile Smith Rowe.
Iyagoo qarash gareyay in ka badan 200 milyan oo euro Arsenal ayaa ka faa’iidi karta in ay iska iibiso xiddigo ka…