Browsing Tag

codsato

Axmed Ciise Cawad: Waa go’aan lagu degdegay in dowladdu codsato in la joojiyo shaqada UNSOM

 Jimco, May, 10, 2024 (AX) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in lagu degdegay go’aanka ay Soomaaliya ku codsatay in aan dib loosoo cusboonaysiin waajibaadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).Axmed Ciise Cawad oo la hadlayay VOA Soomaali, ayaa aaminsan in aan weli laga maarmi karin shaqada uu xafiiska UNSOM u hayo dowladnimada Soomaaliya, isagoo tilmaamay hay’adaha dowladda Soomaaliya, inay u baahan yihiin gacan qabasho.Ambassador Axmed Ciise wuxuu sheegay Golaha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More