Ciidanka dowladda oo gacanta kusoo dhigay nin weerar qarax ah ka geystay Muqdisho
Axad, May, 14, 2023 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay saakay ciidamada dowladda ka sameeyeen degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.Ciidamada ayaa howgalkooda kusoo qabtay nin la sheegay inuu qarax bambaano ku…