Ciidanka dowladda iyo kuwa Itoobiya oo ku dagaalamay degmada Dooloow
Talaado, September, 26, 2023 (AX) - Wararka ka imaanaya degmada Dooloow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta uu dagaal ku dhexmaray gudaha degmada ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya iyo kuwa Militariga dalka Itoobiya.Dagaalka ayaa…