Gobaladda Waqooyi : Laba caruura oo ku nafwaayay gurigooda oo uu dab qabsaday magaalada Burco
Isniin, September, 18, 2023 (AX) - 2 caruura oo da'adoodu u dhaxayso 10 jir iyo 12 jir ayaa ku geeriyooday gurigooda oo uu dab qabsaday magaalada Burco shalay galabtii.Jaamac Cabdullaahi Maxamed oo ah aabbaha dhalay carruurta ayaa BBC-da…