YAAB: Bayern Munich Oo Natiijo Aan Kubada Cagta Laga Arkin Ku Xasuuqday Koox Ay La Ciyaartay.
Kooxda Bayern Munich ayaa natiijo aan caadi ahayn ku bilaabatay kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyaga oo 27/0 ku badiyay kooxda ka ciyaarta heerka 9-aad ee Germany ee Rottach-Egern.
Bayern ayaa 18/0 ku hor martay…